HomeUncategorized

DHEGEYSO-Qodobadii ay kuheshiiyeen xukuumadda Puntland iyo Cabdisamad Gallan.

Boosaaso, Oct 30 2016--Dhawaan Waxaa Dagmada Carmo ee G/bari lagu soo Afjaray Khilaafkii udhaxeeyay C/samad Galan gudomiyihii hore ee G/bari iyo Madaxweyne Gaas kaasoo mudo dheer soo jiitamaayay.

Maraykanka oo Xiyaraado saaray hantida Saraakiil ka tirsan dowladda Burundi
Dhagayso Yaasiin Cabdisamad: Dilalkii madax jabiska ahaa ee Puntland ka dhacay waxaa ka dambeeyay dadka koonfurta
Golaha xukuumadda Puntland oo yeeshay kulan aan caadi ahayn.

Boosaaso, Oct 30 2016–Dhawaan Waxaa Dagmada Carmo ee G/bari lagu soo Afjaray Khilaafkii udhaxeeyay C/samad Galan gudomiyihii hore ee G/bari iyo Madaxweyne Gaas kaasoo mudo dheer soo jiitamaayay Waxaana arintan Mudobadan ku hawlanaa Gudi kakoobanaa isimo Nabadono Cuqaal Ganacsato iyo Culimaa udiin,

Hadaba Sheeq Axmed Yuusuf Daad Waa Xubin kamid ah Gudigaasi Gaar ahaan Dhanka culimaa udiinka , Waxaan ka waraysanay sida Khilaafkaasi loo xaliyay iyo waxyaabaha lagu heshiiyay  iyo Halka ay Waxmarayaan,

Waxaa Waraystay Wariyr Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: