DHEGEYSO-Qayla-dhaan ka soo yeertay odayaasha gobolka Nugaal.

Garoowe, Mar 13 2017-Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Nugaal oo lahadlay Idaacadda Daljir ayaa kahadlay xaaladda abaareed ee gobolka iyo deegaamo badan oo aan weli gurmad lagaarsiin.

Odayaasha ayaa sheegay inaysan ilaa hadda wax gurmad ah gudiga abaaruhu gaarsiin deegaamo badan oo gobolka katirsan, waxaana ay dowladda ugu baaqeen inay gurmadka soo gaarsiiso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com