DHEGEYSO-Qaybta labaad ee waraysigii Musharax Cali Xaaji Warsame.

Garoowe, Dec 05 2016-Siyaasiga Cali xaaji Warsame ayaa si adag udhaliilay hanaanka doorasho ee soomaaliya iyo talaabooyinka diyaar garow ee doorashada, cali xaaji ayaa tilmaamey arimo badan oo wax udhimi kara doorashada kuwaasoo ay ka mid yihiin dib udhaca waqtiyeed ee doorashada.
 
Xulitaanka baarlaamka, ku takrifal awoodeed iyo caga jugleyn uu sheegay in lagula kacayo dadka xaqa uleh ka qayb galka aqalada dalka iyo siyaasiyiinta madaxa banaan, musuq maasuq iyo hantidii umada oo xubno gaar ah danahooda gaar ahaaneed ay ku fulsanayaan sida uu sheegay Cali Xaaji.
 
Cali xaaji ayaa sidoo kale jahwareer ku tilmaamay Go aankii ugu dambeeyey ee ka soo yeeray gudiga doorashada dadban ee soomaaliya kaasoo lagu sheegay in ilaa iyo dhamaadka bishan disembar mar kale dib loo dhigay doorashada.

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com