DHEGEYSO-Qaybta Labaad ee waraysi uu Raido Daljir layeeshay Duqa caasimadda Puntland.

Garoowe, Dec 26 2016-Duqa degmada Garoowe xasan Maxamed Ciise oo Waraysi Gaar ah Siiyay Radio Daljir ayaa ka Hadlay Arimo La Xiriia Xirmayso Lagu Sameyay Deganaada Ay Xukunto Degmada uu Madaxda ka Yahay .
 
Su’aalo laga Weydiiyay Sida ay u Dhacday iyo Cabshada Dadka Degaankaas ka Soo yeeraysa ayuu Sheegay Duqa Garoowe inuu Wax k Qaban Doono Dhawan uuna La Socdo Dooxooyinka La Cabirtay iyo Cida Cabiratayba Dhawana uu Tilabo a Qaadayo .
 
Waraysiga oo ah Qeybtii Labaad Waxaad ka Qeybtii Hore ku Soo dhagasateen oo iu uga Hadlay Duqa Garoowe Xaalada Amanan ee Degada u Xukumo iyo Horumarinteeda .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com