Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Qaadista canshuuraha gaadiidka oo ka socda magaalada Qardho.

Qardho, Feb 02 2017-Taliyaha laanta canshuuraha gobolka Karkaar Ayaanle Muuse Ciise, ayaa ka warbixiyey qaadista canshuuraha gaadiidka oo si habsamileh uga socota magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

https://daljir.com//resources3/files/Codka%20taliyaha%20laanta%20ilaalada%20gobolka%20karkar%20.mp3?_=1
Exit mobile version