Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Puntland oo xukumaysa maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Alshabab.

Boosaaso, Oct 10 2016-Maxkamada sare ee raxfaanka ciidamada Qalabka sida ee Dowlada Puntland ayaa sheegtay in dhawaan ay Qaadi doonto kiisaskii Racfaanka ahaa ee maxkamada Horyaalay kuwaasi oo ahaa shabaabkii horay ugu sooduulay deegaanada suuj garmaal iyo mudug  oo  guud ahaan kakoobnaa 93 xubnood  45 kamid ahna xubnahaasina maxkamadu ay kuxukuntay dil toogasho ah..



Xeer ilaaliyaha Guud ee Maxkamada sare ee ciidamada Qalabka sida ee Dowlada puntlan  C/kariin xasan Firdhiye  oo maanta Waraysi gaar ah siiiyay Radio Daljir ayaa waxa uu sheegay inxukunkan uu dhicidoono Mudo isbuuc Gudihiisa ayna sugayaan oo kaliya Garsoorka Maxkamada Sare .

https://daljir.com//resources3/files/Warasi%20Xeer%20ilaaliyaha%20Maxkamada%20Sare%20ee%20Puntland%20.mp3?_=1
Exit mobile version