DHEGEYSO-Puntland oo qaadacday qorshaha qaran ee dowladda federalka ah,

Garoowe, Aug 12 2016–Golaha xukuumadda dowladda Puntland oo shalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa gaashaanka u daruurtay qorshaha qaran ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay dhowaan soobandhigeen.

Afhayeenka xukuumadda Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan-jecel oo lahadlayey Radio Daljir ayaa sheegay in qorshahaasi uusan xaqiiqo ku salaysnayn uusan ka turjumayn baahida maamulada dalka laakiin kaliya uu yahay loodejiyey qaab dowlad dhexe oo aan federal ahayn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com