DHEGEYSO-Puntland iyo Galmudug oo shacabka Galkacyo kala hadlay lashaqaynta ciidanka.

(July 13 2016)-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey sidii shacabka magaaladaasi ay ula shaqayn lahaayeen ciidanka booliska.

Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay saraakiisha ciidanka booliska Puntland iyo kuwa xaafadda Baraxleey waxaana diiradda lagu saarayey sidii shacabka labada dhinac ay ciidanka dhanka ammaanka gacan uga siin lahaayeen.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com