Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Olole Nadaafadeed Oo Ka Bilowday Xaafadaha Garoowe.

Garoowe, Mar 30 2017-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa maanta waxaa ka bilowday olole nadaafadeed oo iskaa wax u qabsa ah, kaasi oo u jeedkiisu yahay sidii bilicda magaalada dib loogu soo celin lahaa.

Warbixin Axmed Sheekeeye.

Exit mobile version