DHEGEYSO-Odayaasha Jubbaland oo ka caga jiida buuxinta qoondada haweenka.

Qaar kamid ah beelaha kumideysan maamulka jubbalanad ayaa ka biya diidsan inay kursiga aqalka parlamaanka somaliya ay u matalayaan dumar kadib markii maamulku uu ugu baaqay ergada soo xuleysa xildhibaanada inayay dumar keenaan.Arintaasoo keentay in isqabqabsi uu beelaha ka dhex bilowdo.

 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com