DHEGEYSO-Nin xoolihiisii abaartu dhaafisay oo isdaldaley.

Baxda, Nov 22 2016–Deeegaanka Baxda ee Gobolka Galgaduud wararka ka imaanaya ayaa sheegay in  uu nin isku dal dalay kadib marki abaarta halkaas ka jirta ay baabi isay xoolihii uu dhaqan jiray

Musee Nuux oo ah adeerka ninka is daldalay oo lagu magacaabi jiray Daahir ayaa Radio Daljir uga waramay sida falkaan uu u dhacay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com