Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Nabadoono codsaday in xorriyaddiisa loo soo celiyo nabadoon xarrago.

Boosaaso, Feb 26 2017-Qaar kamid ah nabadoonada gobolka Bari ayaa ugu baaqay dowladda Puntland inay xabsiga ka siidayso afhayeenkii nabadoonada gobolkaasi Cabdulqaadir Xarrago oo shalay gelinkii dambe Boosaaso lagu xiray.

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa ugu baaqay dowladda Puntland in xorriyaddiisa ay siiso Nabadoon Cabdulqaadir Axmed Xarrago.

http://daljir.com/ /resources3/files/Waraysiga%20Nabadoon%20Mursal%20.mp3 Browse Server

Exit mobile version