DHEGEYSO-Nabadoon Xarrago,*Dowladda Puntland waa inay dibu udejisaaa Itoobiyaanka Boosaaso*.

Boosaaso, Sep 13 2016–Gudoomiyaha nabadoonada gobolka Bari nabadoon Cabduqaadir Axmed Ibraahim Xarago ayaa ugu baaqay dowladda Puntland inay dhul u gaar ah dejiso dadka Itoobiyaanka ee kusugan magaalada Bosaaso.

Dadkaasi Itoobiyaanka ah oo dagay qaybo ka mid ah meelaha ugu muhiimsan ee magaalada , samaayna ku yeeshay bilicda iyo nadaafadda magaalada ,  iyagoona sidoo kale haysan goobo suuliyaal ah.

Nabadoon Xarago ayaa sheegay dad badan inay uga carareen guryahooda arimo nadaafad xummo oo ka timid dada Itoobiyaanka ah,

Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu ugu waramay Daljir Bossaso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com