DHEGEYSO-Musharax xildhibaan Dahabo Sheekh oo Qardho lagu soodhoweeyey.

Qardho, Oct 01 2016–Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa kadhacday munaasabad ballaaran oo lagu taageerayey laguna soodhoweynayey Musharax xildhibaan Dahabo Sheekh Maxamuud. Warbixin (Maxamuud Nadiif).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com