Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Musharax shalay Garoowe lagu xiray oo ka hadlay xarigiisa iyo arrimo kale.

Garoowe, Dec 12 2016-Musharax Cabdixabiib Yaasiin Warsame oo kamid ahaa musharaxiinta Aqalka hoose dowlada Federalkaa  Puntland ayaa kahadalay Xarig shalay loogu gaystay Magalada Garware, xilli uu waraysi siinayey radio Daljir.

Musharaxaan ayaa sheegay in markii laxiray loogeyay nabadsugida ayna usheegeen in madaxwayanaha Puntland uu warqad ka geyay nabadsugita taas oo ku salaysnayd inuusan doorashada ka qaybgeli doonin.

Gudiga doorashada dadban ayaa dhowaan sheegay in kursiga beesha musharaxa looga baahan yahay haween aysana wax rag ah u tartami karin.

https://daljir.com//resources3/files/xildibaan%20cabdixabiib%20yaasiin%20warsame.mp3?_=1
Exit mobile version