DHEGEYSO-Mid kmaid ah haweenka qardho oo buraanbur ku taageertay xulka Puntland.

Qardho, July 27 2016-Gobolada iyo magaalooyinka Puntland ayaa waxaa weli kasocda munaasabado iyo banaanbaxyo lagu taageerayo xulka kubadda cagta Puntland ee ku guulaystay koobka maamulada Soomaaliya. 

Mid kamid ah haweenka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa xulka ku taageertay buraanburkaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com