DHEGEYSO-Mid kamid ah kooxdii Markabka afduubatay oo Daljir lahadlay.

Caluula, Mar 15 2017-Mid kamid ah kooxaha dhalinyarada ah ee dhowaan markabka xamuulka ah ku afduubtay degmada Caluula ee xeebaha Puntland ayaa ka hadlay sababaha ay afduubkaasi u geysteen.

Xilli uu waraysi siinayey Daljir ayaa ninkaa dhalinyarada ah ee katirsan kooxdii afduubka geysatey wuxuu sheegay in ay u dulqaadan waayeen jariifka lagu hayo xeebaha Puntland iyo burburinta agabkii ay xeebaha dhigteen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com