DHEGEYSO-Mid kamid ah isimada Puntland oo baaq u diray Madaxweyne Farmaajo

Garoowe, Feb 28 2017-Caaqil Siciid Cismaan Maxamuud oo kamid ah isimada deegaamada Puntland ayaa farriin muhiim ah u diray madaxda cusub ee Soomaaliya.

Shanlayste ayaa ugu baaqay madaxweyne Farmaajo inuu ka dhabeeyo balanqaadyadii lagu doortay dibna u soo celiyo sumcaddii qaranka iyo dadka Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com