DHEGEYSO-Mid kamid ah beelaha Puntland oo taageertay doorashadii Garoowe.

Garoowe, Dec 17 2016-Waxgaradka iyo odayaasha beesha Maxamed Cumar (Cumar Maxamuud), oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa taageeray hanaankii ay u dhacday doorashadii qalada sare iyo hoose oo dhowaan Garoowe kadhacday.

http://daljir.com//resources3/files/Warbixin%20Qaar%20kamid%20ah%20waxgaradka%20%20iyo%20Nabadoonada%20Beesha%20Maxamed%20Cumar%20oo%20soo%20dhaweyeey%20Doorashooyinkii%20AqalkA%20hOOSE%20iyo%20aqalka%20sare%20ee%20kad

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com