DHEGEYSO-Maxkamadda gobolka Mududug oo dayactir ballaaran lagu sameeyey.

Galkacyo, Jan 23 2017-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa kadhacday munaasabad ballaaran oo xariga looga jarayey maxkadda gobolka Mudug oo dayactir ballaaran lagu sameeyey.

Munaasabadda xarig jarka waxaa goob joog kahaa gudoonka maxkamadda, saraakiil dowladda Puntland katirsan, nabadoono iyo xubno kasocdey qaybaha bulshada waxaana dadkii kahadlay kamid ahaa gudoomiyaha maxkamadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com