HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maxaa u qabsoomay madaxweynaha xilliiisii dastuuriga ahaa dhammaaday ee Somalia.

Muqdisho, Sep 11 2016--Maalinkii shalay ee 10 Sep 2016, waxaa ku ekaa waqtigii dastuuriga ahaa ee madaxweynaha Soomaaliya, waxaana jira waxyaabo ahaa dastuuri iyo balanqaadyo laga sugayey qabashadooda.

Finland oo ka Fiirsanaysa Dadka Magan-galya Doonka ah
Dadka wadanka Tunisia oo maanta xusaya markii uu xukunka dalkaasi iskaga cararay Zine Caabdiin Ben Cali
Caawa iyo Daljir, Salaasa ,March, 5, Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ ( Daljir Boosaaso ).

Muqdisho, Sep 11 2016–Maalinkii shalay ee 10 Sep 2016, waxaa ku ekaa waqtigii dastuuriga ahaa ee madaxweynaha Soomaaliya, waxaana jira waxyaabo ahaa dastuuri iyo balanqaadyo laga sugayey qabashadooda.

Hadaba maxaa u qabsoomay madaxweynaha Soomaaliya mudadii uu xilka hayey arrimahaasi waxaa Radio Daljir uga waramay gudoomiyaha ururada bulshada rayid ka ah ee Muqdisho Cabdullaahi Maxamed Shire.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: