DHEGEYSO-Maxaa laga filikaraa shirka madasha ee Muqdisho kasocda.

Helisnk, Sep 2016-Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka ayaa waxaa maalinkii labad shir looga hadlayo doorashada Soomaaliya kuleh madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulada xubnaha ka ah, hadaba maxaa laga fili karaa shirkaasi?

Maxamed Axmed Nuur (Caalim), oo ah diblumaasi ka faalooda arrimaha siyaasadda ayaa waxaa ka waraystay Maxamuud Cabdi Ibraahim.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com