DHEGEYSO-Maxaa kasoo baay kulankii Ugaas Xasan iyo Madaxweynaha Hirshabeelle.

Beledweyne, Oct 22 2016–Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kulan kula qaatay  Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Ugaas Xasan oo ah ugaaska guud ee gobolka Hiiraan iyo madaxweyne Cosoble ayaa kawada hadlay sidii Ugaasku u taageeri lahaa maamulka Hirshabeelle, waxaana Cosoble warbaahinat u sheegay wixii kulanka kasoo baxay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com