DHEGEYSO-Maxaa ka cusub xeebaha gobolada Nugaal iyo Mudug.

Garacad, Oct 24 2016–Waxaa siweyn loo hadalhayey in doonyo ay saaran yihiin dad aan la aqoon ay kasoo degeen xeebaha Garacad aageeda ah, waxaase warkaasi beeniyey gudoomiyaha degmada Godobjiraan, oo Garacad xuduud laleh.

Yuusuf Maxamed Faarax, ayaa sheegay in heegan buuxa uu kajiro dhan badda ayna jireen hadalhaymaha la xiriira doonyahaasi aysanse ilaa hadda jirin wax xaqiiqo ah marka laga reebo socdaalada caadiga ah ee badda kasocda.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com