DHEGEYSO-Mashaariic laga hirgeliyey degmada Bareeda ee G Gardafuu.

Bareedo, July 25 2016--Degmada Bareedo oo katirsan degmooyinka Puntland ee saaran badda Cas una dhow halka kala qaybsa labada badood ee badda Cas iyo Indiya ayaa markii ugu horaysay laga hirgaliyay adeegyo badan oo muhiim u ah dhanka nolosha oo ay ka mid tahay korontada iyo biyaha sifaysan , taasi oo wax ka badali doonto noloshada bulshada deegaankaasi ku dhaqan.  

Munaasbad lagu daah furayay hormaradaasi kale duwan oo deegaanka laga hirgaliyay ayaa waxaa kazoo qaybgalay madax kale duwan oo katirsan dowladda Puntland , haween iyo dhalinyaro badan , iyagoona siwayn usoo dhoweeyey hormarada deegaankan lagu soo kordhiyey.

Muwaadin Cabdicasiis Xaaji Cali oo ka mid ah dadka deegaankaasi ee hormaradani soo kordhiyay ayaa radio daljir uga waramay ahmiyadda deegaankaasi ay u leeyihiin, maadaama ay ka mid yihiin deegaanada ka fog laamiga ee adeegyadooda bulshada gaabiska uu ahaa, Maxamuud Cabdi Ibraahim ayuuna u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com