Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas oo kormeeray xarumaha dowladda ee Garoowe.

Garoowe, Sep 17 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa saaka kormeer aan horay looshaacin kutegey intabadan xarumaha dowladda ee Magaalada Garoowe.

Kormeerka madaxweynaha ayaa salka kuhayey sidii uu ugu kuurgeli lahaa shaqooyinka caadiga ah ee kasocda xarumaha dowladda iyo qaabka ay u shaqaynayaan.

https://daljir.com//resources3/files/Tigaana.mp3?_=1
Exit mobile version