DHEGEYSO-Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay kulankii uu laqaatay Antonio Guterres.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Faahfaahin ka bixiyay kulan uu Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho uu kula qaatay Wafdi uu hogaaminaayay  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.

Waxaa uu sheegay in uu kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin Ammaanka Soomaaliya iyo sidoo kale sidii Gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay saameeyeen Abaaraha ee ku sugan Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in Qaramada Midoobey ay balanqaaday in ay ka qeyb qaadan doonto Gurmadka dadka ay saameeyeen Abaaraha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com