DHEGEYSO-Madaxweyne Farmaajo oo farriin u soo diray shacabka Soomaaliyeed.

Muqdisho, Feb 18 2017-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa fariin usoo direy shacabka Soomaaliyeed taasi oo ku aadan ka shaqeynta amniga iyo dowladnimada.

Waxa uu sheegay Farmaaajo in shacabka laga doonayo in markaan ay u istaagana sidii ay uga shaqeyn lahaayeen amniga guud ee dalka, islamarkaana ay ilaaliyaan wax walbo oo dhaawici kara sharafta dalka.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0