DHEGEYSO-Madaxweynaha maamulka gobolada dhexe oo maxaabiis cafis u fidiyey.

2 July_2017 -Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhaxe Sheekh  Maxamed Shaakir ayaa mar uu warbaahinta lahadlay waxa uu cafis u fidiyey qaar kamid ah maxaabiista kujira xabsiyada magaalada Dhuusamareeb. 

Dhanka kale madaxweyaha ayaa ciidamada amaanka ee dagmada dhuusamareeb ku amaanay dadaalka ay wadaan ciidanka maamulka gobolada dhaxe waxaana uu shacabka ugu baaqay in ay lashaqeeyaan ciidamada oo ay isgarab istaagaan.

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com