HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha maamulka gobolada dhexe oo eed kulul ujeediyey DFS.

Dhuusamareeb, Oct 30 2016--Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna Waljamaaca Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa si kulul weeraray Dawlada Federaalka Soomaaliya, isagoona sheegay inay Cadaado keentay waxaan u cuntamin shacabka gobolada dhexe.

Siroonka Denmark oo sheegey in ninkii toddobaadkii hore isku miidaamiyay hotel Shaamo ee Muqdisho uu ka tagay Denmark.
Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday shirweyne looga tashanayo amaanka iyo la dagaalanka Al-shabaab
Madaxweynaha Somaliya oo lagu wado in uu Puntland Yimaado

Dhuusamareeb, Oct 30 2016–Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna Waljamaaca Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa si kulul weeraray Dawlada Federaalka Soomaaliya, isagoona sheegay inay Cadaado keentay waxaan u cuntamin shacabka gobolada dhexe.

Sheekh Maxamed Shaakir, madaxweynaha maamulka gobolada dhexe waxa uu sheegay in Wakhtigeeda uu dhamaaday ayna Socdaal Diyaaradeed ay sidii Dad Dalxiis ah udawaafayaan Deegaanada Gobollada Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: