DHEGEYSO-Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay dagaalka Alshabaab.

Jowhar, Mar 15 2017-Madaxweyaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in ay qorshaynayaan in ay muddo kooban ay Al-Shabaab kaga saaran degaanada ay ka joogaan Hirshabeelle.

Dhanka kalena madaxweyne Cosoble ayaa waxa uu tilmaamay in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale kuwa AMISOM ay iska kaashan doonaan howlgallada lagu dagaalamaayo Al-Shabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com