DHEGEYSO-Madaxweynaha Galmudug oo farriin u diray shacabka Galkacyo.

Galkacyo, Nov 12 2016-Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka kunool Magaalada Gaalkacyo in ay u diyaargaroobaan nabad ka dhalata Magaalada Gaalkacyo oo maalmihii lasoo dhaafay dagaal uu ka jiray.

Madaxweyne Guuleed ayaa sheegay in aysan jirin cid qabsan karta Gaalkacyo labada maamul sidaas darteedna ay haboon tahay in lagu wada noolaado Nabad iyo horumar.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com