Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Madaxweynaha Galgaduud Sare iyo wafti uu hogaaminayo oo gaarey Caabudwaaq.

(July 05 2016)-Wafdiga uu hogaaminayay Madaxwaynaha Galgaduud Sare ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud, waxaana uu ka warbixiyey safarkiisii iyo arrimo quseeya horumarinta maamulkaasi.
 
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray
https://daljir.com//resources2/files/Warbixinta%20Madaxwaynaha%20Galgaduud%20sare%20oo%20lagu%20soodhaweeyay%20Caabudwaaq(1).mp3?_=1
Exit mobile version