Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Macalimiin ka qalinjebiyey kulliyadda tababarka macalimiinta ee GTEC.

Garoowe, July 26 2016–Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Garoowe kaga qayb galay munaasabad lagu maamuusayey in ka badan saddex boqol oo macallin oo ka qalin jebiyey kulliyadda tababarka Macillimiinta ee GTEC.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Wax-barashada Puntland, Wasiir ku-xigeenka waxbarashada, xildhibaano, hormuudka kulliyadda GTEC, Abwaano iyo Qoraayo Soomaaliyeed, hay’adda cilmi baarista SIDRA, macallimiinta wax ka dhiga kulliyadda GTEC, waalidiin, macallimiintii ka qalin jebiyey kulliyadda iyo marti sharaf tiro badan.

Warbixin Cabdixakiin Xuseen Xasan Daljir Garoowe:

https://daljir.com//resources2/files/Warbixinta%20Qalin%20Jabinta%20Macalimiinta%20GTEC%20Garoowe%20By%20Cabdi%20Xakiin%20%20Xusein.mp3?_=1
Exit mobile version