DHEGEYSO-Maamulka Koonfur Galbeed oo madaxtooyo cusub kuyeeshay Baraawe.

Baraawe, Aug 29 2016–Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xarigga ka jaray xarunta Madaxtooyada,Dekadda iyo Garoonka Diyaaradaha ee magaaladaasi.  

Magaalada Baraawe,waa xarunta rasmiga ah ee maamulka Koofur Galbeed,waxaana uu maamulka ku howllanaa sidii dib u dayactir loogu sameyn lahaa xarumaha magaaladaasi,taas oo qaadatay muddo ku dhow saddex sano. 

Shariif Xasan oo  Todobaad ka hor ka hadlayay waxa ka hortaagan in ay u guuraan Baraawe,ayaa ku sababeeyay in ay tahay magaalo go’doon ah oo aan lahayn Garoon Diyaaradeed Dekadda iyo Waddoon ku xiran Muqdisho ama magaalooyin kale sidaa darteedna uusan dagi Karin maamulka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com