Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Maamulka Khaatumo oo ku kala qaybsamay shirkii Caynaba.

Maamulka Khaatumo ayaa khilaaf xoogan ka dhextaagan yahay kadib markii dhowaan qaar kamid ah wasiiradiisu wasiiro Somaliland ah kula shireen deegaanka Caynabo, Wasiirka Arimaha gudaha ee Khaatumo Axmed Maxamuud Doolaal ayaa Radio Daljir u sheegay in arintaasi aysan waxba kala socon kana suurtageli karin deegaanadan in Somaliland wax heshiis ah dhexmaraan.

 
Khadar Cawl ayaa waraystay
https://daljir.com//resources3/files/KHAATUMO.MP3?_=1
Exit mobile version