DHEGEYSO-Maamulka gobolka Mudug oo socdaal kumaraya deegaamo xiisado kajiraan.

Galkacyo, Aug 24 2016-Wafti kasocda maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxa uu booqasho ku marayaa deegaamo hoosyimaada deegaanka Balli-busle ee gobolka Mudug oo ay kajiraan xiisado u dhexeeya Maleyshiya beeleed reer Puntland ah iyo ciidamo Galmudug ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com