DHEGEYSO-Maamulka gobolka Karkaar oo ku baaqay in dadka abaartu waxyeelayso loo gurmado.

Qardho, Novb 03 2016–Gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje oo warbaahinta kulahadlay magaalada Qardho ayaa ka warbixiye abaaro baahsan oo kajira guud ahaan gobolka Karkaar.

Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje, ayaa sheegay in abaar culusi ay kajirto guud ahaan gobolka Karkaar, isagoona ugu baaqay dowladda iyo shacabka Puntland inay u gurmadaan dadka abaartu saamaysay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com