DHEGEYSO-Maamulka gobolka iyo kan degmada Boosaaso oo farriin u diray ganacsatada.

Maamulka gobalka Barri iyo Kan degmada Boosaaso ayaa fariin kulul u diray Ganacsatada Hotelada iyo Geerashyada kuyaala magaaladaas, ka dib markii ay soo kordheen falal amaan darro oo kadhacay magaalada Boosaaso.

Duqa magaalada Boosaaso Yaasiim Mire Muuse ayaa sheegay in looga baahan yahay qof kasta oo ganacsato ah in uu diwaangaliyaan dadka u shaqeynaya, isagoo si gaar ah diirada u saaray Hotelada iyo meelaha baabuurta lagu sameeyo ee Geerashyada loo yaqaano.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com