DHEGEYSO-Maamulka gobnolka Mudug oo kahadlay xiisaddii Dudun.

Galkacyo, Dec 31 2016-Deegaanka Dudun ee xuduudka Puntland iyo dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay maalin kahor ku dagaalameen ciidanka labada dhinac ayaa waxaa haatan laga soo sheegayaa xaalad deganaansho.

Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif (Abgaalow), ayaa sheegay in xabaad joojin laysku afgartay wixii qalad ahna xal kama dambays ah laga gaari doono.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com