DHEGEYSO-Maamulka Degmada Shalanbood oo Daljir uga waramay weerar maanta kadhacay degmada.

July 3 2016-Kooxo Hubeysan ayaa waxa ay weerar culus  maanta ku qaadeen Saldig Ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Shalaanbood ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

 
Hadaba Gudoomiyaha Dagmada Shalaanbood ee Gobolka Shabeelaha Hoose Nuur Cismaan raage  ayaa Radio daljir ugawaramay sida uu weerarkaasi uu saaka kudhacay isgoona sheegay in ay iska caabiyeen kooxdii  weerarkaasi sooqaaday 
 
Wariye Xasan Heykal oo kusugan Daljir Bosaaso ayuu uwaramay 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com