DHEGEYSO-Maamulka degmada Qandala oo kahadlay xaaladda degmada.

Qandala, Dec 09 2016-Cutubyo katirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa maalinkii 3aad kusugan degmada Qandala ee gobolka Bari, oo ay dhowaan ka saareen malayshiyaadka Daacish.

Gudoomiyaha degmada Qandala Maxamuud Jaamac Khuurshe, ayaa sheegay in mudadii ay degmada haysteen malayshiyaadka Daacish uu gaarey burbur dhinacyo badan, oo isugu jira dhanka guryaha iyo hantidaba.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com