DHEGEYSO-Maamulka degmada Godobjiraan oo kahadlay abaaraha kajira deegaanka.

Garoowe, Sep 22 2016–Gudoomiyaha Degmada Godobjiraan Yuusuf Maxamed faarax Oo Saaka Nagu Soo Boooqday Xarunta Idaacada Daljir Garoowe ayaa Waxaa uu Ka Dayriyay Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Degmada Godobjiraan Iyo Degaanada Hoos Yimaaada .

 Gudoomiyuhu Waxaa uu Sheegay inaysan Wali Degaanadaas Heli Wax Gurmada ah Iyadoo Degaanada Qaar Looga Guuray Biyo la,aan darteed Xooluhuna ay Mar Kasta Dhintaaan.
 
Dhanka Kale Gudoomiyaha Degamada Godobjiraan Yuusuf Maxamed Faarax Waxaa uu Ka Hadlay Arin Muran Fara Badan Dhalisay oo ah in La Xiro Bada Mudo Si Billo ah Waxaana taas ay Dhaawac Weyn u Geysatay Dadki Danyarta ahaa ee Xeebaha Ka Ganacsan Jira Waxaana Isugu Darsamay Abaar iyo Badxiran Gudoomiyaha ayaan ugu Baaqay Dawlada Puntland iyo Ganacsatada in La Tixgaliyo Cabashada Ka Imaanaysa Dadka Shacabka ah ee Degan Degaanada Xeebta .

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com