Garoowe, Oct 16 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee faraxalka aduunka.
Munaasabadda oo ay dad kala duwan ka qaybgaleen, waxaa laga jeediyey khudbado kala duwan, waxaana muhiimadda maalintaani sharaxaad ka bixiyey agaasimaha waaxda caafimaadka aasaasiga ah ee wasaaradda caafimaadka Puntland Cabdirisaaq Garweyne.
Dhigaal Duug ah
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Kooshin. »
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Kooshin. »