Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Kulan dib loogu eegayey waxqabadka wasaaradda caafimaadka oo Galkacyo kadhacay.

(July 12 2016)-Wasiirka wasarada caafimaadka dowlada Puntland ayaa maanta kulan dib logu eegayay waxbaka wasrada cafimadka ee gobolka Mudug la qatay madaxda centerada degmoyinka tuloynka gobolka Mudug, kulankaan ayaa dib logu eegayay shaqadii soo soo qabaty mudo dhan xilbilood, Shaafic Cabdulqaadir Warsame.  

https://daljir.com//resources2/files/Galkacyo.mp3?_=1
Exit mobile version