DHEGEYSO-Ku-simaha ra’iisul wasaaraha oo kahadlay deeqo soo gaarey.

Muqdisho, Mar 01 2017-Ra’iisulwasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Beesha caalamka ay  lacag aad u fara badan ay ugu yaboohday abaaraha ka jira Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in dadkaan Soomaaliyeed ay isku gurmadaan , islamarkaana ay isku dayaan in ay ka madax banaanaadaan deeqaha ugu yimaada Beesha Caalamka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com