DHEGEYSO-Koonfur Galbeed oo beenisey in la lunsaday lacago gargaar ah.

Marka, Mar 05 2017-Wasiirka Gargaarka iyo Naafadda maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Muuse, oo lagu eedeeyay in uu lunsaday lacag loogu tala galay dadka ku dhibaateysan degmada Marka ee ay Saameeyeen Abaaraha ayaa arintaasi beeniyay.

Wasiirka ayaa sheegay in aysan jirin lacag uu lunsaday , islamarkaana lacagtaasi uu lunsaday oo kaliya gudoomiyihii hore ee degmada Marko Maxamed Yariisow.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com