Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Khadiijo Cilmi Mataan oo baaq u dirtay Puntland iyo Galmudug.

Galkacyo, Nov 22 2016-Khadiijo Cilmi Mataan oo kamid ah hooyooyinka Soomaaliyeed oo mudo usoo joogtey arrimaha Soomaaliya ayaa baaq u dirtay Puntland, Galmudug iyo shacabka Galkacyo.

Maamada ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada ay qusayso colaada Galkacyo inay ka shaqeeyaan sidii loo joogtayn lahaa nabadda iyo xasiloonada magaalada Galkacyo.

https://daljir.com//resources3/files/khadiijo%20ilmi%20mataan.mp3?_=1
Exit mobile version