DHEGEYSO-Jidka sodonka ee Garoowe lagu rakibayo layrarka cadceeda.

Garoowe, July 25 2016–Dowladda hoose ee degmada Garoowe oo kaashanaysa hay’ada si gaar ah looleeyahay ayaa magaalada Garoowe ka dhaxdhigtay mashruuc layrarka cadceeda ku shaqeeya loogu xirayo jidka labada seedleh ee sodonka (30S).

Warbixintaan waxaa Garoowe kasoo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com