DHEGEYSO-Jawaari oo ka warbixiyey kulan uu laqaatay dhowr musharax.

Muqdisho, Jan 21 2017-Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee maanta uu Guddoomiyaha  Golaha shacabku uu  ku qaabilay xafiiskiisa ayaa kala ahaa Sheekh Shariif Sheekh  Axmed, Candiraxmaan Maxamed Faroole, Canab Maxamed Daahir iyo Maxamed Axmed Jabarti, waxayna  kala hadleen  hanaanka Doorashadda Madaxweynaha dalka  sida ay u dhacayso iyo hubinta in Doorashadu u dhacdo si hufan oo dooh furan .

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa  dhamaan Musharaxiinta Guddoonsiiyey buugaag ay ku qoran yihiin taxanaha Doorashadda golayaasha sharci dajinta dalka laga soo bilaabo sanadkii 1959-kii iyo habraaca Doorashadda Madaxweynaha iyo xeer hoosaadka u gaar ah.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com